Maro Baatiya

Eeh huh huh haaaa aaa aaaa
Doni (doni)
Dirito (dirito)

Marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
Muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
Meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya) bea

Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya)

Walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya (yaabaya)
Dabaal haduu duloobana wa la daajiya (daajiya)
Ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
Xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)

Didi camal uunsiya shitaa wa is qiiciya (qiiciya)
Wa is duuliyaayee (waa is duuliyaayee)

Taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
Istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)

Albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan (nalkaa ii shidan) eh
Hada isii bebe hada isii bebe
Hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)

Hada isii bebe hadhowti ma rabe (heee)
Hada isii bebe hada isii bebe hada isii bebe
Jack jack jack on the beat

Waxa iga gadan wax diyaarsan
Wax habeesan (what)
Wax dhunta marayo malabeesan (ok)
Maxabo kujirto qaadiresan (waa ku kaa)
Qayaali ka baxo qalabeesan (haye)
Quruuma kale xita ka diyaarsan (hee)
Waxa iga gadan wax diyaarsan (diyaarsan)
Wax habeesan (wax habeesan)
Wax dhunta marayo malabeesan (malabeesan)
Maxabo kujirto qaadireesan (qaadireesan)
Qayaali ka baxo qalabeesan (qalabeesan)
Quruuma kale xita ka diyaarsan (diyaarsan)
Naftede dajisay si dabacsan (si dabacsan)
Ayade dhibe tii ka maseersan (tii ka maseersan)
Ka xanaaqsan (ka xanaaqsan) hee

Marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
Muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
Meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya) bea
Marka xirantahay maro baatiya (maro baatiya)
Muqaal ma daawado wa istaajiya (istaajiya)
Meelaha firiya wa is dabaaliya (dabaaliya)
Wanaga dhaxdena jiro wa ilaaliya (ilaaliya)

Walle kii dhaxdena so galana wa loo yaabaya (yaabaya)
Dabaal haduu duloobana wa la daajiya (daajiya)
Ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
Xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)
Ma babe cashir markey rabto wa umeeriya (umeeriya)
Xabad xabad mid mid wa ka fiiriya (fiiriya)
Didi camal uunsiya shitaa wa is qiiciya (qiiciya)
Wa is duuliyaayee (waa is duuliyaayee)

Taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
Istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
Taag taaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
Istaaga kuu shidan ana inta ii shidan (ii shidan)
Albaabka kuu xiran ana nalkaa ii shidan (nalkaa ii shidan) eh
Hada isii bebe hada isii bebe
Hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)
Hada isii bebe hada isii bebe
Hada isii bea hadhowti ma rabe (hadhowti ma rabe)
Hada isii bebe hadhowti ma rabe (heee)
Hada isii bebe hada isii bebe hada isii bebe
Jack jack jack on the beat

Credits
Writer(s): Izzadin Jamaldin Kasim
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link