Harimaadee
Haybad iyo sharaf Dhaqan iyo Diin aslub iyo sidnaan Arlo iyo
Bad Hidehena fiiri Dhaqankeena eeg Alla nagu maneysto waxan nahay Gob
Qolxad iyo Waran Gaashaan iyo duco geesinimo adag awood iyo karti
Ma gabado walle uma naxo cadaw gardariyo kibir baan la'igu aqoon Adeer
Geeljir baan aho geyigu waa cagar caano iyo subag nimcad iyo
Bashbash barakowday arladeno barwaaqowdaay baanankeenu
Boqoran arooriya nin baan ahay adag
Geesi Geesi dhalay hmm Haween ba ka Hooyo ah
Iyaga no haybad ah sharaf beey no Yihin oo Hellada iyo dhantan
Aynu ka tumana cadawgeena aado wooo
Harimaadee hana haban hana haban, niman helaba maa hanbeynee
Boqorow, Alla sidig dheh

Galada same na gadhsi
Fiiri Hablehena bilicdoodu xad ba ma leh
Uma bahani muran iyagana Kobka leh
Waayo dhaqan kama tagan waa Hooyo kale
Niman taa ogeyn ba god dheer galay
Rag ba sheegay inaan liite taa maa run ba?
Mey maqal miya ninka caba karur gaal
Una dhigmin ninka cad iyo qureyshta koraygan maqal ba malagi galay
Asalkaygu waa qaali dadkayguna waa gob
Arladaydu waa dahab suugaantaydu waa dab
Uma bahni tartan awoodayda weynhadalkaygoo yar ban tarikh dheer qora
Kii leh Taariikh iyo Dhaqan ba badhadhay ehmm
Gundhatihisa ka tagin ba sareya run
Imisu caadaw isku dayey inu Hidaheena u jaro gun

Boqorey, Alla sidig dheh

Maa hambeyno nin an helo gabigi Dhalin weye la timid
Dhaqan shidan oo laga tago Dahaba
Jahilnima cadaw ah, wax walba run modaa ragna ugu lita
Hoow deh, dib u fiiri Taariikhdaada badh Hidahaga raac sumcadada weye
Suugaantada kor u qaad
Garo waxa tahay baro waxaad laheeyd asalkaaga hore Abahaga tagy
Dhaqan kaga ku faan
Sidnaan iyo jaceyl ceeb ma aleh gacan kali awood
Ma leh Qabyaalad wanaag ma leh
Soomaali wa mid
Cadawgeena badan oo istakoor ba ka mid ah taana waxa kenay
Dhaqankeenea ka tagid qiimaheena hoos u dhigid gumeystaayal u jabid
Su'ashan haya igu noqotay dab, maxa sababy inad ismoodo
Carab ado leh taarikh ka badan lix kun oo sano iyo badh shhhhhh

Credits
Writer(s): Roble Muse
Lyrics powered by www.musixmatch.com
Link
© 2024 All rights reserved. Rockol.com S.r.l. Website image policy
Rockol
- Rockol only uses images and photos made available for promotional purposes (“for press use”) by record companies, artist managements and p.r. agencies.
- Said images are used to exert a right to report and a finality of the criticism, in a degraded mode compliant to copyright laws, and exclusively inclosed in our own informative content.
- Only non-exclusive images addressed to newspaper use and, in general, copyright-free are accepted.
- Live photos are published when licensed by photographers whose copyright is quoted.
- Rockol is available to pay the right holder a fair fee should a published image’s author be unknown at the time of publishing.
Feedback
Please immediately report the presence of images possibly not compliant with the above cases so as to quickly verify an improper use: where confirmed, we would immediately proceed to their removal.