Qoraal

Every time i see you baby or smile kaaga arko
Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya
Every time i see you baby or smile kaaga arko
Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya

Waaqiso xanuun badanee qofkastaba la ooyee
Qofkii aad jeclaatey Qalbigaaga bari dagey
Haduu calaf kaa qaadee
Qeyrkaa u hoyatee
Maxaa ka qaban kareysaa
Oo ka qaban kareysaa

Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe

Qalanjooy waxaan Ahayee eeh hee
Niman qalad sameyenee eeh hee
Waayuhu qafaasheene ne nee eeh
Waqtiguna u qoob xirayeeh eeh hee
Qalbigaan sanado badan
Quud Caashaq uga dhigey
Haduu maanta qadayoo
Cidla uu qayaxan yahay
Waa qadar ilaahey
waa qadar ilaahey
Waa qadar ilaahey

Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe

Every time i see you baby or smile kaaga arko
Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya
Every time i see you baby or smile kaaga arko
Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya

Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Wax kastaba qoraal iyo
Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Wax kastaba qoraal iyo
Qadar eebe weeye
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe
Qoraal weeye
Qadar eebe



Credits
Writer(s): Aqiil Farah
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link