Soo Soco Saynabeey

Saynabeey ducadu wa samafalka
Subciyo sare u qaade

Saynabeey ducadu wa samafalka
Subciyo sare u qaade

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Soosoco soosoco saynabeey
Saxar kuma arke sidaadabe
Sadex gu dayr ban kuso sabre
Sadriga ku taala sidaadabe
Soorti awga ka soomaye
Soosoco siisoco saynabeey

Ooooo
Sida lagu dayaba waad saxantoho
Gabdhahaad u sidataayeey

Sida lagu dayaba waad saxantoho
Gabdhahaad u sidataayeey

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Sagal curatiyo
Saymo roobaay
Sawdkaga wacan ba
Qalbigeyga deeq
Sawjadeyda noqo oo kaalay so soco
Saynabeey hey sadriga i saar
Laabta i saar saynabeey hey saynabeey
Saynabeey

Saynabeey ducadu wa samafalka
Subciyo sare u qaade

Saynabeey ducadu wa samafalka
Subciyo sare u qaade

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey
Taan sugaayaay
Saynabeey ma seexdee

Saqda dhexe laylki sariirtan laday
Adigon saarnayn sawma so kicin
Side baan ahay miyaan suuxa
Iga so gaar
Saarka aan tumane kaalay soosoco
Siman quruxey waxan ku sido
Saluug malehee kaalay soosoco



Credits
Writer(s): Asad Faqdiid
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link