DARMAAN

Darmaan quruxlaay
Qalbigayga dajisaay
Dabiiba hankaay
Duriyad nasabaay
Daweeya dhibtaay
Samahana doonaay
Daryeela naftaay
Dugsiiya kaabaay

Darmaan quruxlaay
Qalbigayga dajisaay
Dabiiba hankaay
Duriyad nasabaay
Daweeya dhibtaay
Samahana doonaay
Daryeela naftaay
Dugsiiya kaabaay

Cadceed duhuroo
Dunida ifisaay
Cirkoo da ayoo
Dhibicda daadshaay
Doogoo baxayoo
Ubaxu dadayaay

Cadceed duhuroo
Dunida ifisaay
Cirkoo da ayoo
Dhibicda daadshaay
Doogoo baxayoo
Ubaxu dadayaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay

Waxaan doonaba durbay fahantaa
Anoon ubadirin dagdag fulisaa
Farxadayda daaraay
Dayax iinuuraay
Mid iidiran oon
Kudoog sadayeey

Waxaan doonaba durbay fahantaa
Anoon ubadirin dagdag fulisaa
Farxadayda daaraay
Dayax iinuuraay
Mid iidiran oon
Kudoog sadayeey

Dabeecad saneey
Raxmadii dunidaay
Dahabkii noloshee
Faqriga damisaay
Ubadkay dihatana
Diinteeda bartaay

Dabeecad saneey
Raxmadii dunidaay
Dahabkii noloshee
Faqriga damisaay
Ubadkay dihatana
Diinteeda bartaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay

Dantayda hagaay
Hagaay
Hormuud dumareey
Dumarey
Duruuftaydaba
Aahaa
Marwada dabartaay



Credits
Writer(s): Asad Faqdiid Dirisle Abdi
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link