Abeeso Am Back

Sharma boy
Somali boy
Cadceed on the beat
Xaguu marayaa
Horta nacasku
Muxuu tarayaa
Dhalinteenuba
Qabiil barayaa
Hadaan qabano
Wuu cara raayaa
Markee taagan
Tahay dhabtaan
I'm captain
Kama helo kaftan
Eega u tuura laftaan
Anaa furay gartaan (gartaan)
Waxaan ku xiray bartaan (woo)
Cuz ma helin qof
Ila galo tartanI'm back
La iga yaab
Stand up
Buuga laab
Waan lasoo
Laabtay hip hip
Cuz I'm up
Allow shartooda
Naga xijaab
Waxaad iga mudan
Tihiin ciqaab
Maangaab inaa
Tahay nahaab
Waxaan ku arkay map (map)
Bari bari
Am xamari
Kor is mari
Wajigaaga qari
Ama i bari
Mar horaa
Ku iri waad iga hari
Lakiin waxaan igu
Noqotay ari
Jaanis raadis
Waxee ku heesaa faalis
Cuz waxaan saaray
Cadaadis
Mawa jecli
Is dabaalis
Naagee waxaad
Ku roontahay naadis

Waryaa hooy (hooy)
Gooy (gooy)
sharma waa kanee (zooy)

Dheh eedoy
Qandha i heeso
Maro ii qooy
Ninku ma qacaa
Sharma boy
Ma aha facaa
Warbal arka saca (aa)
Adi iyo walashaa isoo waca
Muqaaga mleh xad
Hagalin bad
Cuz waxaan heestaa dad
Waa hadal cad
Waxaa ku wado waa wad
Yee kugu dhicin yad (yad)

Madaxweenahegu
Waa dani
Dadkeeguna waa qani
Am funny kama
Walwalo money
(Dani)

Madaxweenaheegu
Waa dani
Dadkeeguna waa qani
Am funny kama
Walwalo money
(Dani)

I'm black
Kuma heeso
Af Qalad
Waligeen ma
Reebin raad
Yaan ku cunin
Sidii jaad
Kuma soo korin canaad
Ka igama qaadon baad
Cuz I'm haad

Xaguu marayaa
Horta nacasku
Muxuu tarayaa
Dhakinteenu ba
Qabiil barayaa
Hadaan qabano
Wuu cara raayaa
Markee taagan
Tahay dhabtaan
I'm captain
Kama helo kaftan
Eega u tuura lafta
Anaa furay gartaan (gartaan)
Waxaan ku xiray bartaan (woo)
Cuz ma helin qof
Ila galo tartan

Ha iloobin
Waad inaad i dhahdaa
Keep going
Ha i goobin
Yurubaa jooga
Maalmooyin
Murti anaa qoray
Maansooyin (aa)
Yaad i mooda
Maandhooyin
Kuma mashaquulo
Maamooyin
Ciyaalo bosaso
Waxee dhaheen
Kaasi waa najaaso
Maraxa ha lagu
Dilo maarso
Waxaa ka laalaado naaso
Ma adaa ani
Ii qoray heeso
Lo'daba wee leedahay geeso
Waryaa jeeso
Abeeso
Adee kuu roontahe
Daneeso
Hada xanaaq
Soo dheh faaq
Naagtaa fur Ee dalaaq
Is walaaq
Dhexda xiroo
Kaalay dhulka xaaq
Dameer ka yaro
Cooska daaq

Xaguu marayaa
Horta nacasku
Muxuu tarayaa
Dhalinteenu ba
Qabiil barayaa
Hadaan qabano
Wuu cara raayaa
Markee taagan
Tahay dhabtaan
I'm captain
Kama helo kaftan
Eega u tuura lafta
Anaa furay gartaan (gartaan)
Waxaan ku xiray bartaan (woo)
Cuz ma helin qof
Ila galo tartan



Credits
Writer(s): Abdullahi Subeir
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link