Dad Baa Laba Moodayaa

Jaceylku dul fiicacana
Labada isdoonayaa
Markee isu daacad yihiin
Danteeduna hagaagsanaa
Hagaagsanaa
Danteedu hagaagsanaa

Jaceylku dul fiicacana
Labada isdoonayaa
Markee isu daacad yihiin
Danteeduna hagaagsanaa ax
Hagaagsanaa
Danteedu hagaagsanaa
Mhhh (aaaa)

Labada kalgaceylku dagay
Dimrada isu garan ogaa
Dareenku u qeebsanaa
Durmada isu dabacsanaa

Labada kalgaceylku dagay
Dimrada isu garan ogaa
Dareenku u qeebsanaa
Durmada isu dabacsanaa
(Aaaaaaa)

Dad baa labo moodaayee
Damiirku mideesanaa
A wuxuu midi doorbidaba
Dhigiisana deeqaye
Wanaagu wuu doo dooranaa
Dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Oo Dooraanaa
Wanaagu wuu dooranaa

Dad baa labo moodaaye
Damiirku mideesanaa
A Wuxuu mid doorbidabaa
Dhigiisana deeqaye
Wanaagu u dooranaa
Doordooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Ooo dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa

Jaceylku dareesamaa
Xurmadu ku daleesanaa
Markee isu duuban yihiin
Isteesan oo ogaa
Ala ogaa
Isteesan oo ogaa nafluhuu

Jaceylku dareesamaa
Xurmadu ka daleesanaa
Markee isu duuban yihiin
Isteesan oo ogaa
Ala ogaa
Isteesan oo ogaa nafluhuu

Indhaha isu soo dawaa
Wadnaha isa soo dabree
Isdaa waa ogaa koley
Lamaane jaceyl dugsaday (eee)

Indhaha isu soo dawoo
Wadnaha isa soo dabree
Isdaa waa ogaa koley
Lamaane jaceyl dugsaday(eee)

Dad baa labo moodaaye
Damiirku mideesanaa
A wuxuu mid doorbidabaa
Dhigiisana deeqaye
Wanaagu wuu doo dooranaa
Dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Oo Dooraanaa
Wanaagu wuu dooranaa

Dad baa labo moodaaye
Damiirku mideesanaa
Wuxuu mid doorbidaba
Dhigiisana deeqaye
Wanaagu u dooranaa
Doordooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa
Ooo dooranaa
Wanaagu wuu dooranaa



Credits
Writer(s): Abdullahi Subeir
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link