KALINIMO (ALONE)

Haku xidhin hankaagoo
Weligaa dad hakaa sugin
Ineey taada hiishaan
Oo aay kuu hagaajiyaan

Hamigaagu suu rabo
Haka sugin qofkale wali
Hagardaamo mooyee
Hadaf kale makula rabaan

Kalinimadu waa hooy
Halka weeye kaliyoon
Kaliyoo
Hagardaamo Lagu arag
Ruux ku hawlayaan jirin
Hawlayaan jirin
Kuu heesayaan iman
Hirashana warkeed daa
Warkeed daa
Hamigaaga taa gali
Qofkaleeto haka sugin
Haka sugin
Horumar kaaga raacoo
Qofkalana hadaalacan
Hadaalacan
Kalinimadu waa hooy
Halka weeye kaliyoon
Kaliyoo

Haisku heelin howl kale
Haubaahan ruux kale
Hau ooyin waligaa
Hamigaaga taagali
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy
kali nimadu
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy

Dadku waa ul iyo diir
Hadba saad udiirteey
Kuu daney nayaanee
Haka sugin dantaada
Hamigaaga suu rabo
Haka sugin qofkalee
Hamigaagu suu rabo
Haka sugin qofkalee

Haisku heelin howl kale
Haubaahan ruux kale
Hau ooyin waligaa
Hamigaaga taagali
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy
Kali nimadu
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy

Haisku heelin' howl kale
Haubaahan ruux kale
Hau ooyin waligaa
Hamigaaga taagali
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy
Kali nimadu
Kali nimadu
Kalinimadu
Kalinimadu waahooy

Kalinimadu waahooy
Hagardaamo maleh
Hankaagu muujabo
Kuwaa kuwaa layoo
Heelo beena kuu tumayoo
Hadhageysan hadalkooda
Hakasugin hor marintaada
Hagardaamo mooyee eeeeeh
Hadhageysan hadalkooda
Kalinimadu
Kalinimaduu



Credits
Writer(s): Aqiil Farah
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link