Dareen

Jecaylka inu jiro ada ibaray
Dareenka inu jiro ada ibaray
Muqalka cishqiga adiga itusay
Wadada saxda adiga ilamaray

Jecaylka inu jiro ada ibaray
Dareenka inu jiro ada ibaray
Muqalka cishqiga adiga itusay
Wadada saxda adiga ilamaray

You know adigaan kudhortee
Abni kale radin mayee
Ada ifka iigu deqee
Macan kaa deran maye

You know adigaan kudhortee
Abni kale radin mayee
Ada ifka iigu deqee
Macan kaa deran maye

Hawen dharta wan usojeda kula dafra ila waga
Nafteyda macan wanku hura balan waye wanku difaca

Qalbiga wa inu xag helo
Lamacilo qofki run kurawo
Qofkat rabtit wehel kuuma noqdo
Qofka kurawa kula murgodo

Credits
Writer(s): Salman Zeik
Lyrics powered by www.musixmatch.com

Link